2-july-jilibweyn.com Waxaa heerkii ugu sareeyaya gaaray qilaafkii ka tagnaa Mutamarkii ka furmi lahaa Magaladda Gothenberg ee dalka Sweden, ka dib markii u magaaladdaas yimid wadadka muranka badan dhaliyay taas oo keentay in uu isaga tago imaamka masjadka Bellevue (Sh. Yusuf Ahmed)ka dib markii gudiga shuurada ee masjidka oo ka koobnaa 40 xubnood oo aay isku raaceen in la baajiyo imaanshaha Sh. Xasaan.Sida eey noo xaqiijisay Xarunta duubiska mutamaraadka ee dalka
|