Wararka · HillaacnetTV · 114 Qur'aanka · Bogag Diini ah · Bogga Tacsida Jilibweyn · Sport · Contact us August 28 2008 07:48:11
Dr Ali Baashi Cumar Rooraaye oo Loo Doortay Hogaanka -Al Islaax
Daawo Masawiradii Shirkii Beesha Shiikhaal ee Minneapolis

Salaad Ahmed Elmi oo ah Shaqsigii ugu horeeyay qurba joogta USA oo booqday Deegaanka Jubbooyinka

Halkan ka aqriso taariiq nololeedkii marxuum Eng Qaasim Xasan Biixi

QEYLO DHAANKII DEGAANKA GENDERSHE
Gudoomiye ku xigeenka Golaha Badbaadada Gendershe Eng. Sh. Xasan Sh. Cabdi Xuseen
HALKAN HOOSE KA DAAWO UNIVERSAL TV OO LIVE AH
HALKAN HOOSE KA DAAWO ALJAZEERA LIVE OO CARABI AH
Daawo (Worlord Next Door) Ha Moogaan Waa Program Xiiso badan)
Dhageyso BBC
BBC 11:00 GMT
BBC 14:00 GMT
BBC 18:00 GMT
Dhageyso Voice Of America
VOA 16:00
VOA 19:00
VOA 20:00
Somali Links
Allbanadir
allgedo
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
Allsafari
baraawepost
Bartamaha
Bulshoweyn
Buurhakaba
Ceelbuurnet
Ceelbuuronline
Cayaaraha
Dadka.net
DalkaNews
Dayniile
djibnet
Dulmane
Dadkeyga
Dhagaxtuur
Diinsoor
dooynet
firstpassdrivingschool
galgaduudpost
Gedonet
Gendershe
Godeynews
Goobjoog
hamarey
Hillaac.Net
Hilinka Toosan
Hiiraan
Hobyonet
Islamliveone
Jowhar
Janaale
Jilibweyn
Laasqoray
Markacadey.net
Mudugonline
Midgaan
Muqdishouniversity
ogaal
gaal
Midnimo
onkod
Osmanarts
Qaranimo
Qaadisiya
Qoraheyonline
Qurankariim
Radiokismayo
Saakow
Seric
somalislam
somalislam
Somaliwide
Somalisport
Somaliunion
Somalinews
Somalidoctors
shabelle
Shareero
Somali Cartoons
Somalitalk
Somalilife
Somaliwatch
Somaliweyn
Somaliuk
Somalilandorg
Somalijecel
Somalipen
Soomaalinews
somali-youth
Wardheernews
Warhaye
wargeyska
wariye
wariye
Waagacusub
xamarnews
Xeebta
Xogwaran
Jamhuuriya
unhs
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Madaxii Xafiiska Hey’adda UNHCR Muqdisho Dr. Xasan maxamed cali(keynaan)oo galabta dib u helay Xoriyaddiisa kadib dhowr bil oo ay afduub maleeshiyaad beeleed uheysteeyn.
   Muqdisho(27aug,jilibweyn.com)
Waxaa galabta dib xoriyaddiisa u helay Madaxii Hey’adda UNHCR Xafiiskooda  Magaalada Muqdisho Dr.Xasan Maxamed Cali (Keynaan) kadib markii inkabadan 2-bilood ay kooxo hubeysan afduub ahaan u heysteen.
 
Senator John McCain oo qarka u saaran in uu ku dhawaaqo madaxweyne kuxigeen
 Washington(27aug,jilibweyn.com)
Wargeyska Washington Post ee ka soo baxa magaalada Washington ayaa sheegay in Murashaxa xisbiga Jumuhuuriga dalka mareykanka Senator John McCain lagu wadaa in sida ugu dhaqsaha badan uu u magcaabo madaxweyne kuxigeenkiisa.
Wadaadada Kismayo qabsaday oo ku dhagan mid ka amid ah saraakiishii B/Hiiraale
 Kismaayo(27aug,jilibweyn.com)
Kulan albaabada u xiran yihiin oo xalay ay isugu yimaadeen kooxaha wadaadada ee isku bahaystay qabsashada magaalada kismaayo iyo odayaasha deegaanka ayaa la isku khilaafay sidii laga yeeli lahaa xukunka lagu ridayo sarkaal lagu magacaabo C/Risaaq Faarax Taano oo ka mid ahaa saraakiishii Xildhibaan Barre Hiraale ee dagaalka la gashay wadaadada Islaamiyiinta
Beelaha Mudulood oo shaaciyay kalsoonidii in ay kala noqdeen R/Wasaare Nuur Cadde.
 Muqdisho(27aug,jilibweyn.com)
Malaaq Showri Malaaq Cali Malaaq Colow oo ah madaxa dhaqanka Mudulood ayaa ku dhawaaqay in ay kalsoonidi kala laabteen R/Wasaare Nuur Cadde,isagoona deg deg kaga dalbaday hubki beesha in uu soo celiyo.
Halgankii SYL oo lagu xusi doono kulan ka dhacaya London (Jimcaha 29/08/08)
 London(27aug,jilibweyn.com
Waxaa haduu Eebe idmo, maalinimada Jimcaha ee inagu soo beegan 29ka Bishan Agoosto 2008, ka dhici doona magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska Kulan balaaran oo loogu talo galay xusida Halgamaayaashii Soomaaliyeed ee ururkii xoriyad Doonka Soomaaliyeed ee SYL.
Diyaarad Sudan ay leedahay oo lagu afduubtay gobolka Darfur.
 Khartoum(27aug,jilibweyn.com)
Diyaaradan ayaa la afduubtay waxyar uun kadib markii ay ka duushay garoonka Nyala ee gobolka Darfur waxaana laga dajiyay dalka Libya.
Xisbiga Dimuquraadiga oo Shirweynihiisii ka furmay magaalada Denver
 Denver(26aug,jilibweyn.com)
Magaalada ee Denver ee gobalka Colorado ee dalka Maraykanka ayaa waxaa xalay ka furmay shirweynihii xisbiga Dimuquraadiga oo lagu caleemo saarayo Barack Obama inuu si rasmi ah u noqdo Hogaamiyahaasi ninka xisbigaasi uga qeyb geli doono Doorashooyinka Madaxweynaha Maraykanka ee bisha November 2008.
Sheekh Shariif oo sheegay in aysan wal wal ku heyn Xukuumadda Nuur Cadde oo dhacda
 26 aug,jilibweyn.com
Gudoomiyaha Isbaheysiga Xoreynta garabkiisa Jabuuti Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in aysan wax saameyn ah ku yeelan doonin dib u heshiisiinta kala dhexeysa dawladda xittaa hadii la rido xukuumadda R/Wasaare Nuur Cadde.
Askari Ugandes ah oo cunug ka dhalay gabar Somaliye'
 Ugandha(26aug,jilibweyn.com)
Gabar Soomaaliyeed oo magaceeda lagu sheegay Niino Cumar Ibraahim, ayaa caasimadda dalka Ugandha ee Kampala ka baadi-goobaysa Askari ka tirsan ciiddanka difaaca dadka Ugandha ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaan (UPDF), kaasoo Somaliya u joogay nabad ilaalin islamarkaana ka dhalay wiil yar oo afar bilood jir ah.
BAAQ QAAR KA MID AH CULILMADA SOOMAALIYEED AY KA SOO SAAREEN XAALADDA KISMAYO
 Kismaayo(26aug,jilibweyn.com)
Ka dib lafagur qotodheer oo qaar ka tirsan culimada diinta ee Soomaaliyeed ay ka yeesheen isbeddelladii ugu dambeeyay ee magaalada Kismayo ayaa culimadu waxay soo saartay baaq ay kaga hadleen arrimo kala duwan oo ay u arkeen inay taabanayaan danaha guud ee shacabka iyo maamulka cusub intaba.
Jini Boqor . Baarlamaanku Waxuu Isu Bedelay Fadlan Lacag Ku Shubo
  26aug,jilibweyn.com
Xildhibaan Cabdi cabdille jini Boqor ayaa shaaca ka qaaday inaysan xiligan ku haboonayn in mooshin loosoo bandhigo raysal-wasaaraha dowlada KMG ah nuur xasan xuseen oo uu ku sheegay inuu yahay muwaadinka keliya ee xiligan lagu jiro wax muuqda qabtay
Page 1 of 142 1 2 3 4 > >>

Shir ka dhacay magaalada south africa port elizabeth oo urur lagu doortay

Cabdiraxman Cabdi Xuseen (Guul-Wade) oo la gudoonsiiyay waraaqadii Safiirnimo.

Hambalyo Arooska Cumar Cilmi Shiddo iyo Xaliimo Yassin Gacal-Nairobi

Kitaabka Qubayska - Dr. Xasanweli Sheekh Xuseen Cismaan
QOYSAS BEESHA SHEIKAAL OO KA SOO BARAKACAY HIIRAAN IYO GA-GALDUUD
Raaso CITY oo laga furaayo Hospitaal aad u weyn

Daawo boqolaal Sawiro ah oo jilibweyn.com ka soo qaaday gabagabadii tartankii ciyaaraha xagaaga ee dalka Sweden

Qaar kamida Ciyaartooydii hore ee kubadda koleyga oo Casuumaad qado sharaf ah loogu sameeyay magaalada Stockholm-Sweden
Kitaabka Biyaha-Waxaa dhigay Dr. Xasanweli Sheekh Xuseen Cismaan

Dr Maxamuud Sheikh Cilmi: Kal-fadhigii Melboune Australia ee Beesha Sheekhaal

Taariikh nololeedkii Marxuum Cismaan Cali Axmed, Madaxii Barnaamijka Horumarinta Qaramada midooday (UNDP)
Deeqdii Gabdhaha Reer Norwey oo ay wakiil ka ahayd Aamina Cabullahi Yusuf oo gaartay Xaafadaha Kaxda, Madiino, Tabakaayo Madow, Buula-Xubey. Isbitaalka Dhallaanka
Taariiq nololeedka cayaaryahan Max’ed Xuseen Max'ed (Shiiqaaloow)

Shir Aqoonyahanadda Beesha sheekhaal oo Ka dhacey Muqdishu.

Waxbarashadii schoolka hoose dhexe ee( RAASO) oo dib lofuray kadib markii uuxirnaa mudo 2sano
Furitaanka Iskuulka iyo Machadka Caafimaad ee Gal-Sheikh Abiikar (Green Land)
Haddan Geeska Bariyow Loobareerin Geerida(Gabaygii- Amina Cabdullahi Yusuf)

Gabdhaha reer london oo ay horkacyaan SACIIDO DHAQANE AXMED, FOOS LOOBAGE, SAFIYO CALI ROORAAYE ayaa deeq lacageed gaarsiiyay dadka naafada
Dugsiga Agoonta Kalkaal,Jilib !

The Youth In South Central of Somalia By: Ahmed(Dharbaxo)!
AL-shahiid Muxiyadiin Maxamuud Cumar
Ku soo Dhawaada Qeybta Diiniga ee Jilibweyn
ONLINE
DADKA HADDA AKHRINAYA WEBKA