Wararka · 114 Qur'aanka · Bogag Diini ah · Bogga Tacsida Jilibweyn · Aroosyada · Nala soo xiriir July 04 2008 00:16:13

QEYLO DHAANKII DEGAANKA GENDERSHE
Gudoomiye ku xigeenka Golaha Badbaadada Gendershe Eng. Sh. Xasan Sh. Cabdi Xuseen
HALKAN HOOSE KA DAAWO UNIVERSAL TV OO LIVE AH
HALKAN HOOSE KA DAAWO ALJAZEERA LIVE OO CARABI AH
Daawo (Worlord Next Door) Ha Moogaan Waa Program Xiiso badan)
Dhageyso BBC
BBC 11:00 GMT
BBC 14:00 GMT
BBC 18:00 GMT
Dhageyso Voice Of America
VOA 16:00
VOA 19:00
VOA 20:00
Somali Links
Allbanadir
allgedo
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
Allsafari
baraawepost
Bartamaha
Buurhakaba
Ceelbuurnet
Ceelbuuronline
Cayaaraha
Dadka.net
DalkaNews
Dayniile
djibnet
Dulmane
Dadkeyga
Dhagaxtuur
Diinsoor
dooynet
firstpassdrivingschool
galgaduudpost
Gedonet
Gendershe
Godeynews
Goobjoog
hamarey
Hillaac.Net
Hilinka Toosan
Hiiraan
Hobyonet
Jowhar
Janaale
Jilibweyn
Laasqoray
Markacadey.net
Mudugonline
Midgaan
Muqdishouniversity
ogaal
gaal
Midnimo
onkod
Osmanarts
Qaranimo
Qaadisiya
Qoraheyonline
Radiokismayo
Saakow
Somaliwide
Somalisport
Somaliunion
Somalinews
Somalidoctors
shabelle
Shareero
Somali Cartoons
Somalitalk
Somalilife
Somaliwatch
Somaliweyn
Somaliuk
Somalilandorg
Somalijecel
Somalipen
Soomaalinews
somali-youth
Wardheernews
Warhaye
wargeyska
wariye
wariye
Waagacusub
Xeebta
Xogwaran
Jamhuuriya
unhs
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Cabdullahi Cali Faarax Oo Ku Dhintay Dagaalkii Matabaan Iyo Faalooyin Kale Duwan Oo Laga Qoray Geeridiisa
 3 july Khamiis(Jilibweyn.com)Dagaalkii ka dhacay degmeda Matabaan ee Gobolka Hiiraan iyo  Degmeda Guri-ceel ee gobolka Gal-gaduud ayaa waxaa kasoo baxaya Warar Goos-Goos ah hase yeeshee la xaqiijinayo sida ay wax u jiraan, War hordhac ah oo soo gaaray Warsidaha Jilibweyn ayaa sheegaya in masuul ka tirsanaa Maleeshiyaadka AL-shabaab uu ku dhintay Dagaalkii ka dhacay Matabaan.
Militariga Colombia oo si xeeladeysan u soo furtay Maxaabiis
ingirdBogota,3 july Khamiis(Jilibweyn.com)Militariga dalka Colombia ayaa  si xeeladeysan waxay u soo furteen siyaasiyad reer Colombia  ah oo asal ahaan ka soo jeeda dalka Faransiiska Ingrid Betancourt iyo 14 kale oo sanooyin gacanta ugu jiray jabhadda Farc ee dalka Colombia.
Rwanda oo ciidamo u soo direysa dalka Soomaaliya
afpausomalia210_0Kigali,3 july Khamiis(Jilibweyn.com)
Dalka Rwanda ayaa sheegay in dabayaaqada sanadkan uu ciidamo u soo diri doono dalka Soomaaliya si ay uga qeybqaataan hawlgalka nabad ilaalinta ee Midowga Afrika.Afhayeen u hadlay ciidamada militariga ee dalka Rwanda Jill Rutaremara ayaa wakaaladda wararka ee AFP u sheegay in go’aanka ay ciidamada ugu soo
Nelson Mandela oo Mareykanku ka saaray liiska argagixisada aduunka
3 july Khamiis(Jilibweyn.com)
 Madaxweynaha dalka Maraykanka Goerge W. Bush ayaa ansixiyey in laga saaro magaca madaxweynihii hore ee dalka South Africa Nelson Mandela iyo waliba xisbig ANC ee uu hogaamin jirey liiska waxa loogu yeeray argagaxisada caalamiga.
Mutamarkii 4aad ee Caalimiga ahaa ee Ahlusunna waljamaaca oo Shalay lagu soo gebagebeeyey Magaalada Stockholm ee Waddankan Sweden.
 Stockholm,2 july Arbaco(Jilibweyn.com)Waxaa Shalay oo Isniin aheyd oo ay Taariikhduna ku beegneyd 30/06/2008 lagu soo gunaanuday ama lagu soo gebagebeeyey Tenesta träff ee Magaalada Stockholm ee Waddanka Sweden Mutamarkii 4aad ee Ahlusunna waljamaaca oo socday Intii u dhexeeysay 27-30/06/2008.
Sheekh Xasan Daahir oo si rasmi ah u aqbalay ka qeyb galka Shir lagu dhex dhexadinayo Madaxda Isbahaysiga.
 Asmara,(WNT):-Hogaamiyaha xubnaha Isbahaysiga ee ku harsan Magaalada Asmara ee dalka Eritrea Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa markii ugu horeysay sheegay inay dhinacooda aqbaleen ka qeybgalka kulanka loogu kala dab-qaadayo xubnaha kala jabay ee Isbahaysiga.
Reer isku furay mobil telefon
  S/Africa,2 july Arbaco(Jilibweyn.com)Lamaane Isqabo oo wada daggan dalkan S/Africa magaalada Johannesburg ayaa isku furey mobil telefoon dartiis, lamaanahan ayaa la sheegay in ay is qabtaan in muddo ah iyagoo isku dhalay ilaa shan carruur ah.Najiir Suleyman oo ah Aabaha dhalay carruurta islamarkaana ah Nin hadh iyo goor mashqul badan kuna mashqulsan
Midowga Afrika oo ugu baaqay Zimbabwe dowlad awood-qeybsi
robert-mugabe-2Sharmal Sheikh,2 july Arbaco(Jilibweyn.com)Go’aamada kasoo baxay shirkii Midowga Afrika uga socday dalka Masar ayaa waxaa kamid noqday baaq ku socda dowlada Zimbabwe oo lagula taliyey in ay dhisto dowlad awood-qeybis ah oo mucaaridku ku jiraan.Baaqan ayaa kasoo baxay shirka 11aad ee Midowga Afrika, ayadoo uu halkaasi ku sugan yahay
Daawo Sawirada: Sidee looga xusay Kowda Luulyo UK
UK, 2 july Arbaco(Jilibweyn.com):- Kowda Luulyo 1960 waa markii ay Soomaaliya xornimada buuxda ka heshay gumeystihii Talyaaniga, isla markaana ay midoobeen Gobollada Koofur iyo Waqooyi ee Soomaaliya. 26-kii June 1960 waxaa Ingiriiska Xornimo ka qaatay Gobollada Waqooyi, halka ay Gobollada Koofureedna ay xornimadooda ka qaateen Gumeystihii Talyaaniga 1-dii Luulyo 1960
DEEQ LACAGEED OO AY SOO DIREEN GABDHAHA REER NORWEY OO GAARTAY DAD KU TABAALAYSAN BANAANKA MAGAALADA MUQDISHO.
deeq norwey 1.jpg1 july, Talaado(Jilibweyn.com)
Waxaa deeq lacageed loo qeybiyay dad soomaali ah oo qoxooti ku ah dalkooda gaar ahaan magaalada Muqdisho lacagtaas oo ay soo direen gabdhaha reer Norwey oo ay wakiil ka ahayd Aamina Cabullahi Yusuf.Deeqdaan ayaa la gaarsiiyay dad badan oo dhibaataysan oo kala jooga goobaha ay ka midka yihiin Xaafadaha Kaxda, Madiino, Tabakaayo Madow, Buula-Xubey. Isbitaalka Dhallaanka & Hooyada ee Banaadir. Lacagta ay Gabdhaha reer Norwey soo.
Madaxda Midowga Afrika ayaa sakay shirkoodi Kow iyo tobnaad uga furmay Magaalada Xeebta ah ee Sharma Sheekh ee wadanka Masar.
1 july, Talaado(Jilibweyn.com)
 Madaxweynaha Dalka Masar Maxamed Xusni Mubaarak ayaa furitaanka shirka ka jeediyay qudbad waxuu ka sheegay Masar in ay ku qanacsantahay in Qarada afrika ay hayso wadada saxda ah ee ay ku geerayso Hormar iyo Isku Filnaasho,waxuu kaloo ku nuux nuuxsaday Madaxweynaha Masar adkeenta Golaha nabad galyada iyo amaanka ee Qarada Afrika taasoo u sheegay in qayb wayn ay ka qadanayo ka hortagida dhibatooyinka iyo dagaalada ka jiro qarada Afrika
Page 1 of 115 1 2 3 4 > >>

Wareysi Dheer oo Dhinacyo Badan Taabanaya oo Bahda Hillaac.Net ay la Yeelatay Sheekh Xassan Daahir Aweys
Deeqdii gabdhaha reer Norwey oo ay wakiil ka ahayd Aamina Cabullahi Yusuf oo gaartay Xaafadaha Kaxda, Madiino, Tabakaayo Madow, Buula-Xubey. Isbitaalka Dhallaanka & Hooyada ee Banaadir.
Taariiq nololeedka cayaaryahan Max’ed Xuseen Max'ed (Shiiqaaloow)

Marxuum Mahad Carab Xaaji Xasan (Canada)

Waxbarashadii schoolka hoose dhexe ee( RAASO) oo dib lofuray kadib markii uuxirnaa mudo 2sano

Afhayeenka Ururka Dooxooyinka Jubba(Abuukar Cabdiraxmaan Shiikh Aadan iyo Xaaskiisa Safiyo Shiikh Cisman) oo will ugu dhashay magaalada London

25 Qoys beesha Sheekhaal oo ka soo qaxay magaalada Jalalqasi ayaa soo gaaray tuulada Buula-Yareey

Shir Aqoonyahanadda Beesha sheekhaal oo Ka dhacey Muqdishu.
FADALAN CAAWI!!!Hooyo Laba-Gabdhood oo dhabarka isaga dhegan ku dhashay baadiyaha magaalada Baraawe
Furitaanka Iskuulka iyo Machadka Caafimaad ee Gal-Sheikh Abiikar (Green Land)
Haddan Geeska Bariyow Loobareerin Geerida(Gabaygii- Amina Cabdullahi Yusuf)

Gabdhaha reer london oo ay horkacyaan SACIIDO DHAQANE AXMED, FOOS LOOBAGE, SAFIYO CALI ROORAAYE ayaa deeq lacageed gaarsiiyay dadka naafada
Deeqdii gabdhaha walaalaheen ee UK iyo Australia ugu deeqeen walaalahood Muqdisho ee ku soo qaxay deegaanka KAXDA.
Dugsiga Agoonta Kalkaal,Jilib !

The Youth In South Central of Somalia By: Ahmed(Dharbaxo)!
Xaflad qalin jabin oo aad uqiimo badan ayaa lagu qabtay magalaada Madras ,India
AL-shahiid Muxiyadiin Maxamuud Cumar
Ku soo Dhawaada Qeybta Diiniga ee Jilibweyn
ONLINE
DADKA HADDA AKHRINAYA WEBKA